Waan ka mahadcelineynaa xiisaha aad u qabto sahan keena!

Jaamacadda Bielefeld iyo Xarunta Cilmi baarista ee Xafiiska Federaalka ee Socdaalka iyo Qaxootiga ayaa sameynaya daraasad cilmiyeed. Waxaan sahaminaynaa dadka u yimid Jarmalka barnaamijyada dib u dejinta iyo gelitaanka bini’aadantinimo. Sahan ka waxa fulinaya machadka sahanka Ipsos GmbH isaga oo wakiil ka ah.

Sahan ka waxaa ku jira su’aalo ku saabsan nolosha dadka Jarmalka ku yimid barnaamijyadan. Waxaan jeclaan lahayn inaan ogaano sida ay yihiin xaaladaha nolasha adiga iyo dadka kale ee ku yimid Jarmalka barnaamijyada qaabilaadda. Waxaan jeclaan lahayn inaan qiimayno qaabka aad qaabilaadda ku heshay. Jawaabahaagu waxay cilmibaareyaasha gacan ka siinayaan waxa si wanaagsan u shaqaynaya iyo meesha dhibaatooyku ka jiraan. Aqoontaan waxay gacan ka gaysanaysaa horumarinta barnaamijka aqbalaadda qaxootiyaasha iyo taageerada sidii ay si wanaagsan ugu dhexgali lahaayeen Jarmalka. Sidaa darteed waxaan si naxariis leh kaaga codsanaynaa inaad ka qaybqaadato sahan kan.

Mawduucyada su’aalaha qaarkood waa kuwo xasaasi ah. Tusaale ahaan, waxay khusaysaa dhibaatooyinka noloshaada, xiriirada bulshada, caafimaadkaaga, ku qanacsanaanta nolasha, takoorka iyo dareenkaaga ammaan. Haddii aad danaynayso, waxaad mar walba sax saari kartaa ‚Ma awoodo / kama jawaabi doono‘, waxaad ka nasaan kartaa ama ka bixi kartaa daraasadda.

Markaad gaadho dhamaadka su’aalaha, waxaanu kuugu soo diri doonaa €15 boostada.

Dhamaadka sahanka, waxaad sahanka u diri kartaa dad kale.

Sahan ku maaha imtixaan. Ma jiraan jawaabo sax ah ama khaldan. Kaliya ra’yigaaga shakhsi ahaaneed ayaa muhiim ah!

Declaration on data protection and absolute confidentiality of your details: Datenschutzhinweise.

If you have any questions or problems, please contact DE-Resettlement2025@ipsos.com.